Farmaajo: Siyaasiyiinyta caraysan waa kuwii ruqsadda shalay siiyay shirkadaha shidaalka baaray

HomeWararka

Farmaajo: Siyaasiyiinyta caraysan waa kuwii ruqsadda shalay siiyay shirkadaha shidaalka baaray

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa uu sheegay siyaasiga caraysan inuu doonayo inuu carqaladeeyo horumarka Soomaaliya. Waxaa uu sheegay shirka London inuu ahaa kaliya bandhig shidaal oo xogihiisa la uruuriyay maamulkii madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.  

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
DFS oo ciidamo cusub geysay gobalka Gedo
Qaramada Midoobey oo Kordhinaysa Taageerada Ay Siiso Soomaaliya

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa uu sheegay siyaasiga caraysan inuu doonayo inuu carqaladeeyo horumarka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay shirka London inuu ahaa kaliya bandhig shidaal oo xogihiisa la uruuriyay maamulkii madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: