HomeUncategorized

Banaanbax ka dhan ah Dowladda Somaliya oo Kismaayo ka dhacay

Isniin, Juun 08, 2015 (Daljir) — Waxaa maanta dhammaan deegaanada xorta ah ee Jubbaland ka dhacay mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aankii 6-dii bishan ka soo baxay baarlamaanka DFS oo lagu sheegay in baarlamaanka Jubbaland uusan ahayn sharci.

Madaxweyne Xasan oo ku Celiyay inuu Waqtigoodu ku Egyahay 2016-ka
Xulka gobolka Sool oo ka baxay garoonka & guddiga ciyaaraha oo ku hawllan soo celintooda.
Xukuumadda Puntland oo digniin u dirtay maamulka Soomaaliland.

Isniin, Juun 08, 2015 (Daljir) — Waxaa maanta dhammaan deegaanada xorta ah ee Jubbaland ka dhacay mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aankii 6-dii bishan ka soo baxay baarlamaanka DFS oo lagu sheegay in baarlamaanka Jubbaland uusan ahayn sharci.

Waxaa saakay dhamaan deegaanada xorta ah ee Jubaland isugu soo baxay dadweyne aad uga carooday go’aankaas, waxaa sidoo kale mudaaharaadyada ka qeybqaatay qaar ka mid ah madaxda Jubaland.

Caasimadda ku meel gaarka ah ee Kismaayo oo daqiiqado ka hor lagu soo gababagabeeyay mudaaharaad aad u weyn, ayaa waxaa ka khudbeeyay madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane C/qaadir Suldaan Lugadheere, Gudoomiyaha gobolka Jubbada hoose Mudane CC. Gooni, iyo masuuliyiin kale.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: