HomeUncategorized

Dowladda Puntland oo taageertay Go’aankii Jubbaland ay xiriirka ugu jartay Dowladda Soomaliya

Axad, Juun 07, 2015 (Daljir) — Dawlada Puntland ayaa si adag u Cambaaraysay Mooshinkii la sheegay inay ansixiyeen Xubno ka tirsan Xildhibaanada Dawlada Federaalka Soomaaliya.

ICC oo maanta su?aalo la xiriira dilka dad rayid ah weydiinaysa madaxweyne ku xigeenka Kenya Rutto
Askar ka tirsan Dowladda Somaliya iyo AMISOM oo lagu Beegsaday Baay
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo wariye Maxamuud

Axad, Juun 07, 2015 (Daljir) — Dawlada Puntland ayaa si adag u Cambaaraysay Mooshinkii la sheegay inay ansixiyeen Xubno ka tirsan Xildhibaanada Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Puntland ayaa sheegtay in Mooshinku uu ahaa mid khilaafsan Dastuurka Federaalka,Hannaaka Federaalka iyo Hiigsiga 2016-ka,waxaana Puntland ay sheegtay in Baarlamanka Soomaaliya uu ka dhintay dareenka wadaninimo iyo Soomaalinimo,isla markaana ay Ceeldheer ku rideen rajada laga qabay dib u hashadda Dawlad Soomaaliyeed.

Dawlada Puntland ayaa taageertay go’aanka ay Jubbaland xiriirka ugu jartay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka eeeg wartmurtiyeedka 

\\\"\\\"

 

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: