HomeUncategorized

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo maanta u Dhoofay imaaraadka Carabta

Sabti, Juun 06, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa u kicitimay maanta Imaaraadka carabta oo ay weftigu ka heleen martiqaad rasmi ah.rn

?Khasaaraha ka dhashay qaraxii xalay ee Bossaso & madaxda Puntland oo oo ka digay takoor lagu sameeyo Somalida gobollada kale.
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay safiirka Imraadka ee Soomaaliya.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan.

Sabti, Juun 06, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha maamulka  Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa u kicitimay maanta Imaaraadka carabta oo ay weftigu ka heleen martiqaad rasmi ah.

Safarkan madaxweyanaha oo qaadan doona dhawr maalmood waxa uu madaxweynuhu saxaafada xog ka siiyey ujeedada socdaalka isaga oo sheegay in ay ka wada hadlidoonaan inta ay ku sugan yihiin Imaaraadka sidii Maamulkooda looga taageeri lahaa dhinacyo badan.Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan mashaariic dhawra oo horey looga bilaabay qaybo kamid ah Somaliland

Xubnaha Siilaanyo ku weliya safarka ayaa kala ah

1.  Marwada Koowaad ee madaxweyne Siilaanyo, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde

2.  Wasiirka W/Warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka , Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse

3.  Wasiirka Madaxtooyada , Xirsi Cali Xaaji Xasan

4.  Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha , Cali Axmed Cali

5.  Wasiirka W/Arrimaha Gudaha , Cali Maxamed Warancade

6.  Wasiirka W/Biyaha, Baashe Cali Jaamac

7.  Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Xasan Daahir Dhinbiil

 

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: