HomeUncategorized

Al-shabaab oo Gacanta ku dhigtay Diyaarad nooca wax basaasa ah oo ku soo dhacday Buurhakaba

Sabti, Juun 06, 2015 (Daljir) — Dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab ayaa Magaalada Diinsoor ee Gobolka Baay waxa ay kusoo bandhigeen Diyaarad nuuca aan Duulyaha laheyn ee Drone, taa oo dhawaan kusoo dhacday Duleedka Degmada Buur Hakaba.

DHEGEYSO-Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo aqbalay xilka loodhiibey
Caawa iyo Daljir, Salaasa ,April,2 , C/weli Maxamed Shiikh ( Daljir Garoowe ).
Shir loogu arrinsanayo geedi socodka dimuqraadiyadda iyo taaba gelinta dastuurka Puntland oo loo qabtay bulshada raydika ee Bari iyo Karkaar

Sabti, Juun 06, 2015 (Daljir) — Dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab ayaa Magaalada Diinsoor ee Gobolka Baay waxa ay kusoo bandhigeen Diyaarad nuuca aan Duulyaha laheyn ee Drone, taa oo dhawaan kusoo dhacday Duleedka Degmada Buur Hakaba.

Saraakiil katirsan Al-Sahbaab , Ciidamo iyo boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay Fagaaraha lagu soo bandhigayay Diyaaradan Al-Shabaab gacanta ku dhigeen. dadkii fagaaraha joogay ayaana aad ugu faraxsanaa Diyaarada loo soo bandhigay.

Diyaaradan oo ah nuuca wax basaasa oon wali la ogeyn halka laga leeyahay ayaa maalmo kahor kusoo dhacday Duleedka Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay , waxaana gacata ku dhigay horeyna usii qaatay dagaalyahano katirsan Al-Shabaab..

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: