Maydka Paul iyo ninkii dilay oo aan la aasin iyo baaritaano socdo (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Maydka Paul iyo ninkii dilay oo aan la aasin iyo baaritaano socdo (dhegayso/daawo)

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Eng. Saciid Maxamed Raage oo uu dhinac fadhiyay agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa u sheegay warbaahint

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo 100,000 oo Dollar Ku Wareejiyey Hay’ada PSAWEN
Madaxweyne GUUDLAAWE oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkiisii Maaliyada
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Qarixi Gaalkacyo ee lagu dilay Guddoomiyihi gobalka (Daawo)

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Eng. Saciid Maxamed Raage oo uu dhinac fadhiyay agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa u sheegay warbaahinta in maydka Paul oo ahaa maamulihii guud ee dekedda Bosaso iyo ninkii dilay inay wali ku jiraan isbitaalka , oo ay socdaan baaritaano.

Wasiirka ayaa sheegay shaqada dekedda inay si caadi ah usocoto, waxaana uu ka digay wararka baraha bulshada lagu faafiyay oo uu tilmaamay kuwa aan fiicnayn.

Saciid Maxamed Raage ayaa sheegay in qofka dilka gaystay uu dilka fuliyay kadib markii maamulihii la dilay uu shaqada uu kusii jeeday.

Wararka radio Daljir uu helayo ayaa sheegaya ciidamada gaaka ahaa Paul Farmosa ee dhaawaca gaarsiiyay ninka dilka fuliyay inay xiranyihiin, waxaana wararka qaar ay sheegayaan kiiskan baaritaankiisa inuu yahay mid adag oo dhegta loo taagayo natiijada kasoo baxda.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    I DON’T CARE.why not? ISIS,ALSHABAB SIDA AYNOO DILAAN CIDNA UMA DILAAN,SIDAA DARTEED MARKAY CID AAN SOMALI AHAYN DILAANBA WAXAAN DHAHAA:I DON’T CARE.!.!.!.!.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES…(ALYUHUUDIYAH PROJECT IS NOT MUSLIMS.sure,iweydii Aniga.).!.
    ALSHABAB+CIA+MI6=ONE.

DISQUS: 0