HomeUncategorized

Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo maalintii labaad ku sugan Godob-Jiiraan

Jimco, Juun 05, 2015 (Daljir) — Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Nugaal ee Puntland ayaa maalinkii shalay gaaray magalada Godob jiiraan oo ka tirsan Gobalka Nugaal.

Maamulka kumeel gaarkaa ee Kismaayo oo sheegay inay meel wanaagsan marayaan qorshihii maamul goboleedka Jubba-land.
Somali Media Association (SOMA) strongly condemns the raid and shutting down of Daljir radio stations in Garowe, Bosaso and Galkaio in Puntland State of Somalia
DHAGAYSO:Faroole oo ka warbixiyay Ujeedka safarka uu ku yimid Garowe

Jimco, Juun 05, 2015 (Daljir) — Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Nugaal ee Puntland ayaa maalinkii shalay gaaray magalada Godob jiiraan oo ka tirsan Gobalka Nugaal.

Wafdiga Gudoomiyaha Gobalka waxaa qayb ka ah wasiiru dowlaha caafimaadka, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo gudoomiyihii hore ee Mudug.

Ujeedka socdaalka masuuliyiintan ayaa salka ku haya ka qayb galka maalinta Sabtida ah munaasibadda uu xilka kula wareegayo duqa cusub ee Godob Jiiraan Yuusuf Maxamed Faarax, iyadoona degmada Godob Jiiraan laga soo dhaweeyay is-badalka dhanka mamulka lagu sameeyay.

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal CabdilaahI Ciise Axmed ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay kala danbaynta iyo isku xirnaanta shacabka Godob jiiraan ka muuqata, wuxuna Cabdilaahi Ciise inta uu ku sugan yahay Godob u guur gali doonaa xaalada degaanka sida ammaanka iyo dadku waxay tabayaan.

 

By: Jaamac Abduraham

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: