Jaamacada Baddacas Bosaaso oo lagu qabtay Fagaare Cilmiyeed ku saabsan Isbeddallada  Geeska Afrika (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Jaamacada Baddacas Bosaaso oo lagu qabtay Fagaare Cilmiyeed ku saabsan Isbeddallada  Geeska Afrika (dhegayso+Sawiro)

Maamulka Jaamacada Baddacas ee magaalada Bosaaso  ayaa soo qaban qaabiyay Fagaare Cimiyeed ku saabsan Isbeddallada  geeska Afrika ,waxaana ka soo qayb galay ardayda jaamacada iyo qaar kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo ka yimid magaalada Muqdisho  .  wariye Xasan Heykal ayaa ka qayb galay munaasibadan oo warbixintan Bosaaso ka soo jeedinaya  . Dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c54894b0101001fa35336df/haykal+bbbb.mp3 Sawiro.

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyey magaaladda Nairobi.
DAAWO: GUDIGA DOORASHOOYINKA HEER FADARAAL OO BEENIYEY IN XILKII LAGA QAADEY GUDOOMIYIHII G/DOORASHOOYINKA GALMUDUG
Maxaa Ka Taqaan Awoodda Hooyada Bambooyinka ee Lagu Dhuftay Afgaanistaan

Maamulka Jaamacada Baddacas ee magaalada Bosaaso  ayaa soo qaban qaabiyay Fagaare Cimiyeed ku saabsan Isbeddallada  geeska Afrika ,waxaana ka soo qayb galay ardayda jaamacada iyo qaar kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo ka yimid magaalada Muqdisho  .

 wariye Xasan Heykal ayaa ka qayb galay munaasibadan oo warbixintan Bosaaso ka soo jeedinaya  .
Dhegayso.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: