(Daawo) Qaabkii loo soo dhaweeyay madaxweyne Axmed Madoobe

(Daawo) Qaabkii loo soo dhaweeyay madaxweyne Axmed Madoobe

Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa garoonka diyaaradah ee magaalada Garoowe waxa uu ku so dhaweyay madaxweynaha Jublanad Axmed Maxamed Islaan Axmed Madobe.

Halkan ka daawo qudbadihii madaxda ay jeediyeen.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com