HomeUncategorized

DHAGAYSO:Agaasimiha Idaacadda Daljir ee Garowe iyo wariye Jamaal oo Dalbaday in la Cadeeyo Sababta loo Xiray

Axad, May 24, 2015 (Daljir) — Agaasimaha Radio Daljir Garowe Cabdiraxmaan Xuseen Xasan Gaardi iyo wariye Jamaal Faarax Aadan oo Daljir ka tirsan ayaa maanta dib u helay xorriyadoodii, ka dib markii ciidanka ammaanka Gobalka Nugaal ay maalinkii shalay ku xireen saldhig ku yaala galbeedka magalada Garowe.rn

DHEGEYSO-Maanta iyo Qardho iyo Maanka dadweynaha.
Dowladda Itoobiya oo Digniin Adag u Dirtay Daacish-ta Somalia
Muqidhso: Hoobiye xalay lagu garaacay degmada Boondheee (Dhegayso)

Axad, May 24, 2015 (Daljir) — Agaasimaha Radio Daljir Garowe Cabdiraxmaan Xuseen Xasan Gaardi iyo wariye Jamaal Faarax Aadan oo Daljir ka tirsan ayaa maanta dib u helay xorriyadoodii, ka dib markii ciidanka ammaanka Gobalka Nugaal ay maalinkii shalay ku xireen saldhig ku yaala galbeedka magalada Garowe.

Cabdiraxmaan Gaardi ayaa sheegay inaysan ilaa iyo hadda garan karin sababta loo xiray iyo sababta loosoo daayay, waxayna dalbadeeen in loo cadeeyo asbaabta loo xiray.

 

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: