Madaxda Dowladda Federaalka oo calameesarka Madaxweyne Laftagaren ka qayb galaysa

HomeWararka

Madaxda Dowladda Federaalka oo calameesarka Madaxweyne Laftagaren ka qayb galaysa

Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolk

Shiinaha oo cabasho ka ah dadka kaga imaanaya Ruushka
Munaasbaad lagu Xusayaay Maalinta HIV AIDSka oo lagu qabtay Gaalkcyo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,halkaasi oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin heer Qaran iyo heer dowlad Goboleed.

Amaanka magaalada Baydhabo ayaa siweyn loo adkeeyey waxaan wadooyinka iyo xaafadaha qaar la dhigay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed,si ay amniga u sugaan.

Waxaa ka qeybgalaya caleema saarka madaxweyne C/casiis Maxamed Xasan Laftagareen Guddoomiyaha Golaha Shacab iyo wafdi uu hoggaaminayo,waxaana kamid ah wafdi ka socda Aqalka Sare madaxda dowlad goboleedyada iyo mas’uuliyiin kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: