Madaxweynaha Puntland oo joojiyey in la daabaco lacagta Shilin Soomaaliga & dhismaha dhulka dowladda (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo joojiyey in la daabaco lacagta Shilin Soomaaliga & dhismaha dhulka dowladda (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Dr siciid Cabdulaahi deni ayaa Gordhow warsaxafadeed kaso baxay xafiiskiisa wuxu ku amray Joojinta Daabacada lacagta shiling somaaliga ah. Sido kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 January 2019 joojiyey in dhismo lagu sameeyo dhulka ay Dowladdu leedahay.

DHUSAMAREEB: Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur oo Daljir u waramay
Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda PSU
Musharixiinta Doorashada 20/21 oo maanta ka tashanaya sidii ay u midoobi lahaayeen!

Madaxweynaha Puntland Dr siciid Cabdulaahi deni ayaa Gordhow warsaxafadeed kaso baxay xafiiskiisa wuxu ku amray Joojinta Daabacada lacagta shiling somaaliga ah.

Sido kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 January 2019 joojiyey in dhismo lagu sameeyo dhulka ay Dowladdu leedahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: