Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo xilka la wareegay (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo xilka la wareegay (dhegayso)

Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo maanta xilka kala wareegey Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas aya

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka & James Swan oo kawada hadlay Arrimaha doorashooyinka
Issimadda iyo Musharrixinta Puntland oo Walaac Ka Muujiyeey Doorashadda Puntland (Daawo)
Gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad lagu wareejiyay dowlada federalka

Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo maanta xilka kala wareegey Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Dawladiisu sharciga marinayso cid walba oo uusan jiri doonin wax dulqaad ah qof walbana wixii sharcigu qabo uu la kulmi doono.

“Dulqaadikii Madaxweyne Gaas ee eedaynta isu bedeley majiri doono waayo anagana ma rabno intaan dulqaadano in nala eedeeyo qof walba sharciga wixii uu qabo ayaan kula macaamili doonaa”, ayuu yiri

Khadar Cawl ayaa Warbixintan Garoowe kasoo jeedinaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: