Dowladda Federaalka oo Wafdi u dirtay Shir ka furmaya Imaaaradka (Sawiro)

HomeWararka

Dowladda Federaalka oo Wafdi u dirtay Shir ka furmaya Imaaaradka (Sawiro)

Shirka waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeybgalayo Wasiir ku _Xigeenka ahna Sii ahaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyadoo diirada lagu saaray

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Cabdibarre: ” Shirkii Dhuusamareeb 3 wuxuu ahaa mid uu Farmaajo kaga aarsanayo PL iyo Jubbaland

Shirka waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeybgalayo Wasiir ku _Xigeenka ahna Sii ahaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyadoo diirada lagu saarayo Tamarta cadeeda laga dheliyo ama Solarka, Waxaana shirka Soo qaban qaabisay Hay”ada Tamarta IRENA oo fadhigeedu yahay magaalada Abuu Dubaay ee dallka Imaaradka.

Mudane Cusmaan Libaax Ibraahiim Wasiir ku xigeeka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha dalka oo furitaanka shirka ka jeediyay hadalo kooban ayaa waraxbiyay muhiimada Soomaaliya u leedahay korantada laga dhaliyo Cadeeda.

“Waxaa xooga saran sidii aan dalkeena oo cadeediisa ay wanaagsan tahay sidii aan uga faa”iideysan lahayn,waxaan hay”addan IRENA oo aan xubinta dalkeena ka yahay uga mahadcelinayaan sida ay arrimahan ugala shaqeenayso Soomaaliya, anigana waxaan naga go,an sidii aan u dar dar gelin lahayn arrimaha tamarta ayuu yari Wasiir Cusmaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: