Shaqaalaha Gobalka Banaadir oo la tirakobayo (dhegayso)

HomeWararka

Shaqaalaha Gobalka Banaadir oo la tirakobayo (dhegayso)

Wasiirka shaqadda iyo shaqaalaha Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir eng Cabdiraxmaan yariisow,iyado kulanka uu ahaa mid lasii qorsheyey. Ujedka Wasiirka ee la kulanka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa ahaa tirakoob lagu samaynayo shaqaalaha Maamulka Gobalka Banaadir. Wariyaheena Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kasoo diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c3a170c04010080a232e596/war+waaberi+wasiirka+shaqada+iyo+shaqaalaha+oo+maanta+lakulmay+gudoomiyaha+gobolka+banaadir+kana+hadlay+tirikoobka+shaqaalaha+ushaqeeya+gobolka+banaadir+.mp3

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Ciidamadda Dowladda oo shacab ku Rasaaseyeey Gobalka Shabeelaha Hoose (dhegayso)
BOOSAASO: Dab ka kacay warshada Tabaarak (daawo)

Wasiirka shaqadda iyo shaqaalaha Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir eng Cabdiraxmaan yariisow,iyado kulanka uu ahaa mid lasii qorsheyey.

Ujedka Wasiirka ee la kulanka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa ahaa tirakoob lagu samaynayo shaqaalaha Maamulka Gobalka Banaadir.

Wariyaheena Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kasoo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: