Shir looga hadlayo  Dhaqaalaha oo dhexmaray Masuuliyinta Wasarada dekadaha (Sawiro)

HomeWararka

Shir looga hadlayo Dhaqaalaha oo dhexmaray Masuuliyinta Wasarada dekadaha (Sawiro)

Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa Maanta waxa ay maanta Shir gudoomisay shirka isbuuc

Alshabaab oo xaqiijiyay in ay la wareegeen deegaan ka tirsan gobolka Sanaag
Liyuu Police killings and unrest sweep the Somali Region
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR

Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa Maanta waxa ay maanta Shir gudoomisay shirka isbuuc laha oo ay isugu yimaadeen Agaasimayasha Waaxyaha iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaas.

Kulanka waxa aad loogu falanqeyay Tubta dhaqaalaha iyo Qorshaha sanadka 2019 oo ay Wasaaradu hiigsaneyso.

Wasiir Maryan aweys Jaamac ayaa ku dhiirigelisay Agaasimeyaasha kala duwan ee Wasaarada Shaqooyinka ay u hayaan Shacabka Soomaaliyeed,iyada oo ku boorisay inay sii xoojiyaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: