Suuqa wayn ee Bakaaraha Muqdisho oo qayb ka mid ah dab uu qabsaday

HomeWararka

Suuqa wayn ee Bakaaraha Muqdisho oo qayb ka mid ah dab uu qabsaday

Abaare saqdii dhexe xalay ayaa waxaa kakacay dab xoog badan oo khasaare gaystay suuqa wayn ee bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Macadda sababta dabk

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shir Ay Yeesheen Hay’adaha Amniga Dalka Iyo Dowlada Amniga Ka Taageera DFS
Suuqyadda Khudaarta Puntland iyo Bisha Ramadaan (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Xubnaha Guddiga Jaamacadaha Dalka

Abaare saqdii dhexe xalay ayaa waxaa kakacay dab xoog badan oo khasaare gaystay suuqa wayn ee bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Macadda sababta dabka keentay, balse waxaa uu baabi’iyay qaybaha dharka ee suuqa bakaaraha gaar ahaana dharka lasoo isticmaalay ee laga keeno dalalka Carabta.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir, Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa warbaahinta u  sheegay in dabka uu baabi’iyay hanti badan oo ay laheyd ganacsatada isla markaasna ay xakameeyeen in dabka uu kusii fido guud ahaan Suuqa.

Dabka ayaa ku fiday suuqa Bakaaraha qaybta maacuunka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0