HomeUncategorized

Dhagayso: Warkii Dunida ee Radio Daljir – Wariye Jaamac C/raxmaan Axmed 7 May 2015

Dhagayso: Warkii Dunida ee Radio Daljir - Wariye Jaamac C/raxmaan Axmed 7 May 2015

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan wadanka Itoobiya.
Ciidamada dowladda oo dagaalka Gedo ku qabtay maxaabiis ka tirsan Al-shabaab.
Baahin: Arbaca, Jun 15, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare Farmaajo oo kulamo wadatashi ah la yeelanaya mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah; Warbixin ku saabsan gabar habeen hore lagu dilay Qardho; Gudd. ururka haweenka ee gobolka Karkaar ayaan ka waraysanay; Shir wadatashi ah oo beesha gobolka Sanaag uga furmi doona Dhahar, Sanaag; Axmed Xuseen Doonyaale ayaan ka waraysanay; Eng. Adam J. Gadood oo falcelis ka bixinaya heshiiskii Kampala & raad-reebkiisa siyaasadeed.

Dhagayso: Warkii Dunida ee Radio Daljir – Wariye Jaamac C/raxmaan Axmed 7 May 2015

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: