Axmed Madoobe oo gaaray Degmadda Afmadow (Sawiro)

HomeWararka

Axmed Madoobe oo gaaray Degmadda Afmadow (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo aayaa maanta gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada

Dilka Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka koonfur africa oo kordhay
Madaxweyne Ramaphosa oo ka badbaaday codka kalsoonida
Ciidamadda Asluubta Soomaaliyeed oo u dabaaldegaya sanadguurada 49-aad

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo aayaa maanta gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweynaha ayaa safar uu uga gol leeyahay abaabulka iyo dardar galinta howlgalka xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe waxaa uu ugu yimid Ciidamada Dowlada ee ku sugan Afmadow iyo deeganada ku xeeran si uu u dhiri galiyo ulana qaybsado duruufta ay ku shaqaynayaan.

Inta uu Madaxweynahu joogo Afmadow waxaa kale oo u la kulmi doona qaybaha kala duwan ee Bulshada deegaanka.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in hadafka socdaalkiisu uu yahay xoraynta Caasimada Jubbaland isagoo ay wehelinayaan masuuliyiintii Gobolka ee dhawaan la magacaabay dadweynaha ayuu ugu baaqay in ay ka qayb qaatan howlgalka socda oo ay garab istaagan Ciidamada geeesiyaasha ah ee u taagan xoraynta dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    AXMED MADOOBE HA WARWAREEGO.KKKK.
    WHO REALLY IS ISIS!?.
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT,(PLAN 1980)SUICIDE PROJECT &MISSIONERY PLANS.
    WHY is ISIS PRO-ISRAELI!.
    ISIS MADE IN ISRAELI,THEY NEVER ATTACK ISRAELI,!!!.

DISQUS: