Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo dil ku fulisay rag lagu eedeyey dilka Nabadoono (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo dil ku fulisay rag lagu eedeyey dilka Nabadoono (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa xukun dil ah ku fulisay labo shaqsi oo ka tirsanaa Shabaab,kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dileen Nabaddoon Sooma

Midowga musharixiinta oo war cusub kaga dhawaaqay Muqdisho
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya oo heshiisyo la gashay shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa xukun dil ah ku fulisay labo shaqsi oo ka tirsanaa Shabaab,kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dileen Nabaddoon Soomaaliyeed.

Cabdiraxman Ciise Cali Fiidow iyo Xasan Cali Xasan Keerow oo horay u dilay AUN Nabadoon Hilowle Xeefow Xuseen ayaa saakay lagu fuliyay xukunkii dilka ahaa ee horay ugu xukuntay Maxkamadda Ciidamada.

Wariyaheena Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: