Cabdi Juxa “Waa mar xalad iswaydaaranayaan jiilasha cusub iyo aasaasayaashii Puntland”

HomeWararka

Cabdi Juxa “Waa mar xalad iswaydaaranayaan jiilasha cusub iyo aasaasayaashii Puntland”

Cabdi Faarax Juxa oo horay wasiir uga soo noqday xukuumaddihii Cabdiraxmaan Faroolle iyo raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa uu sheegay arrimaha ammaanka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo nidaamka xisbiyada inay saldhig u yihiin haddii uu guulaysto. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c332b45020100428ee46d04/Cabdijuxa.mp3 Halkan sido kale kadaawo khudbada Juxa

Gollaha Amaanka QM oo Markale ka hadlay Xaladda Qudus
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa kormeeray qaybaha uu ka koobanyahay Isbitaalka weyn ee Degmada Dhoobley

Cabdi Faarax Juxa oo horay wasiir uga soo noqday xukuumaddihii Cabdiraxmaan Faroolle iyo raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa uu sheegay arrimaha ammaanka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo nidaamka xisbiyada inay saldhig u yihiin haddii uu guulaysto.

Hoos kadhegayso

Halkan sido kale kadaawo khudbada Juxa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: