
Sabti, May 02, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo marti-galiyay shirkii u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo maamulada dalka ayaa sheegay in heshiiskan uu faa’ido u leeyahay dhamaan umadda Soomaaliya.
Dhagayso
Audio Player
COMMENTS