Musharixiinta madaxwayne ee tanaasulaya oo soo badanaya (Daawo)

HomeWararka

Musharixiinta madaxwayne ee tanaasulaya oo soo badanaya (Daawo)

Maxamed Salaad Qoryooley ayaa ka tanaasulay musharaxnimada xilka madaxwayne ee Puntland, isagoona sheegay inuu u tanaasulay musharax Siciid Cabdulaahi

Madaxweynaha Puntland oo goor dhaw ku dhawaaqi doona golihiisa Wasiirada
Musharax Madaxweyne Puntland Xasan shire oo Garoowe lagu soo dhaweyeey
Mid kamida waxgaradka Burtinle Xuseen Dheere “waxa ka dhacya Laascaanood Waa Dagaal Xaq ah

Maxamed Salaad Qoryooley ayaa ka tanaasulay musharaxnimada xilka madaxwayne ee Puntland, isagoona sheegay inuu u tanaasulay musharax Siciid Cabdulaahi Deni.

Labada musharax ayaa ku kulmay Garoowe.

Doorashada madaxwaynaha Puntland ayaa waxaa ka dhiman hal maalin.

Musharax Qoryooley oo Deni u tanaasuley

Musharax Qoryooley ayaa u tanaasuley Siciid Cabdilaahi Deni "Waxaan u arkaa inuu yahay musharaxa u wanaagsan ee xiligan Puntland samata bixin kara", ayuu yiri Dr. Qoryeeley.

Posted by Radio Daljir on Sunday, January 6, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: