HomeUncategorized

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in Midnimada Dalka laga wada shaqeeyo [DHAGAYSO]

Khamiis, Abriil 30, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku ammaanay dowladda Puntland marti galinta shirka wada tashiga, iyadoo aan cidina garab ku siinin dhaqaalaha iyo juhdiga ku baxay shirka.

DHEGEYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir_21
Barnaamijka Dhaliil & Dhiirigelin – qabanqaabada xuska munaasabada 1-da Ogosto ee aasaaska dawlada Puntland.
Baaxadda khasaarihii qaraxii shalay oo la sugay; cambaaraynta beesha caalamka oo sii kordhaysa.

Khamiis, Abriil 30, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku ammaanay dowladda Puntland marti galinta shirka wada tashiga, iyadoo aan cidina garab ku siinin dhaqaalaha iyo juhdiga ku baxay shirka.

Madaxweynaha ayaa sheegay haddii hogaamiyayaasha Soomaalidu ay mar hore iyagu danahooda ka tashan lahaayeen inay xaalada Soomaaliya mar hore hagaagi lahayd lagana bixi lahaa dhibaatada maanta taagan.

 

Dhagayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: