Ma is tiri xabad kalluun ah ayaa sadex milyan ka badan lagu iibsan karaa?

HomeWararka

Ma is tiri xabad kalluun ah ayaa sadex milyan ka badan lagu iibsan karaa?

Milyaneer reer Japan ah ahna madaxa shirkadda Sushi ee Japan ayaa jebiyay rikoor cusub, kadib markii kalluun uu ku iibsaday lacag dhan  $3.1m  bandhig

Madaxweynaha Puntland oo maanta soo gaaray magaalada Bosaaso (dhegayso)
Maamulka Shirkadda WADAAGSAN: “Waxaan ogeysiis muhiima la wadaaagaynaa ganacsatada”
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Milyaneer reer Japan ah ahna madaxa shirkadda Sushi ee Japan ayaa jebiyay rikoor cusub, kadib markii kalluun uu ku iibsaday lacag dhan  $3.1m  bandhig ganacsi oo ka dhacay suuqa ugu wayn magaalada  Tokyo ee dalka Japan.

Ninkan oo la magac baxay boqorka Tunna, balse magaciisa la yiraahdo Kiyoshi Kimura ayaa iibsaday kalluunka oo miisaankiisu yahay 278kg.

Laba rikoor oo hore ayuu jebiyay isagoo sanadkii 2013kii kalluun ku iibsaday $1.4m.

Dadka jumladda iibsada iyo milkiilayaasha shirkadda Sushi ayaa qiimo aad ugu sareeya sanad walba ku iibsaday bandhigga ganacsiga ee kalluunka ee sanadka cusub mar walba.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0