Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobodaareed iyo Cabdi Jamaal oo ku tartamaya wareega 2aad

HomeWararka

Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobodaareed iyo Cabdi Jamaal oo ku tartamaya wareega 2aad

Doorashada guddoonka baarlamaanka ayaa waxaa wareegii koowaad hogaaminayay Cabdixakii Dhoobo 37 cod Cabdi Jamaal 15 Cabdiraxmaan Jibriil 9 cod Cabdirashiid Jibriil 5 cod. Codaynta wareegga labaad ayaa socota oo ay usoo gudbeen xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo daareed iyo xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed.    

Aadan Barre Ducaale oo lagu eedeeyay inuu cunto dhacday qeybiyay
Wasaraada degaanka Puntland oo ka hadashay Cabasho katimid qaar kamid ah Waxgaradka Puntland (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Rag hubaysan oo gudaha ugalay Hotel SYL

Doorashada guddoonka baarlamaanka ayaa waxaa wareegii koowaad hogaaminayay

Cabdixakii Dhoobo 37 cod

Cabdi Jamaal 15

Cabdiraxmaan Jibriil 9 cod

Cabdirashiid Jibriil 5 cod.

Codaynta wareegga labaad ayaa socota oo ay usoo gudbeen xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo daareed iyo xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: