Wacaal daray ah: Puntland oo ku gacansayrtay qayb kamid ah go’aankii isimada

HomeWararka

Wacaal daray ah: Puntland oo ku gacansayrtay qayb kamid ah go’aankii isimada

Kaddib kulan maanta Garoowe ay ku yeesheen Issimadda Puntland iyo Musharrixinta u tartamaya xilka Madaxtinimadda Puntland kagana hadleen go'aamo la xi

Argtida Shacabka Muqdisho iyo Fashilka shirkii madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada (Daawo)
KHAYRE: “WAXAAN DIB U DHIGNAY BANAANBIXI ANNAGO U TURAYNA NAFTA SHACABKA”
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)

Kaddib kulan maanta Garoowe ay ku yeesheen Issimadda Puntland iyo Musharrixinta u tartamaya xilka Madaxtinimadda Puntland kagana hadleen go’aamo la xiriira arrimaha doorashooyinka iyo in Puntland uu imaan karro qof walba oo Soomaali ah ayaa arrinkaas waxaa caawa war saxaafadeed ka soo saaray dowladda Puntland.

Warsaxafadeedka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan shirkii Garoowe maanta ku dhexmaray qaar kamid ah issimadda iyo Musharrixinta, waxaa kale oo lagu sheegay in wali Puntland ay ku taagantahy go’aankeedi ahaa in ciddii xasilinooda Puntland khalkhal ku abuuraysa aan loo oggolaan doonin imaansha Puntland.

Hoos ka akhri Warsaxafadeedka Dowladda Puntland

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: