HomeUncategorized

Baahin: Isniin 27 Jan -2014, Caawa Iyo Daljir, Weriye Maxamed Cabdilaahi C Kooshin ~ Daljir ~ Garoowe

Nabadoon caan ah oo Garoowe lagu diley, Dawlada Soomaaliya oo sheegtay inay raali ka ahayd hawlgal maraykanku ka fuliyey shabeelle Hoose, Madaxweyne Gaas oo Baarlamaanka Puntland raali gelin siiyey, dood ku saabsan danaha guud ee Puntland oo ka dhacday Garoowe, Culimada oo ku baaqay in la ilaaliyo cadaalada, Cabdiqaasim Salaad Xasan oo dhaliilay hawlgalka Amisom, Baydhabo oo shir maamul dhisid ah laga wado & qodobo kale

Danjire Ameeriko oo la Sagootiyay
Boolis ka tirsan AMISOM oo gaaray Baydhabo iyo laamaha amaanka Baay oo heli doona tababaro
Siroonka Denmark oo sheegey in ninkii toddobaadkii hore isku miidaamiyay hotel Shaamo ee Muqdisho uu ka tagay Denmark.

Nabadoon caan ah oo Garoowe lagu diley, Dawlada Soomaaliya oo sheegtay inay raali ka ahayd hawlgal maraykanku ka fuliyey shabeelle Hoose, Madaxweyne Gaas oo Baarlamaanka Puntland raali gelin siiyey, dood ku saabsan danaha guud ee Puntland oo ka dhacday Garoowe, Culimada oo ku baaqay in la ilaaliyo cadaalada, Cabdiqaasim Salaad Xasan oo dhaliilay hawlgalka Amisom, Baydhabo oo shir maamul dhisid ah laga wado & qodobo kale

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: