HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, 14 Nov 2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Puntland oo dib u furaysa wado muhiim ah oo roobabko jareen, qorsha lagu maamulayo deeqaha dadka roobabku ku waxyeleeyeen Puntland, roobab & duufaano hor leh oo Puntland ku wajahan, Gudiga amniga xiliga doorashooyinka Puntland oo la magacaabay, Cali X Warsame oo hakiyey ololihiisa doorashada kana soo horjeestey gidu uu magacaabay M/weyne Faroole, Xildhibaan Saado Cali oo ka hadlaysa dhibaatooyinka ka dhacay Puntland, & Prof Jawaari oo ka hadlay khilaafka Xasan Sh Maxamuud & Saacid.

?Shacabka Puntland oo loogu baaqday in ay dhawraan xuquuqda dadka danyarta ah, lana shaqeeyaan ciidanka amniga.
Ciidanka dawladda federaalka ah ee Soomaaliya oo hawlgalo ka bilaabay Beledweyn. [Akhris …]
Banaanbaxyo ka dhacay dalka Baxrayn ,iyadoo lagu jiro sanad-guuradii kowaad ee kasoo wareegtay kacdoonkii dad-weyne ee dalkaasi

Puntland oo dib u furaysa wado muhiim ah oo roobabko jareen, qorsha lagu maamulayo deeqaha dadka roobabku ku waxyeleeyeen Puntland, roobab & duufaano hor leh oo Puntland ku wajahan, Gudiga amniga xiliga doorashooyinka Puntland oo la magacaabay, Cali X Warsame oo hakiyey ololihiisa doorashada kana soo horjeestey gidu uu magacaabay M/weyne Faroole, Xildhibaan Saado Cali oo ka hadlaysa dhibaatooyinka ka dhacay Puntland, & Prof Jawaari oo ka hadlay khilaafka Xasan Sh Maxamuud & Saacid.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: