HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 31 Oct -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Madaxweynaha Puntland oo maanta kala diray Baarlamaanka, Xildhibaanadii maanta la kala diray oo ka hadlay aragtidooda ku wajahan wakhtigan kala guurka sheegayna inay wax badan soo qabteen, Siyaasiyiin dhaliilay waxqabadka Xildhibaanada la kala diray ee Puntland kuna baaqay inaysan dib loosoo dooran, Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo sheegay inaan wax shir ah lagu qaban karin magaalada Taleex, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud & wafti uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo

Iskuulo gaar u ah haweenka ku dhaqan Puntland oo wasaaradda waxbarashada Puntland ay shaacisay inay dhawaan hirgalinayso.
Safaaradda Soomaalida ee Tansaaniya oo sheegtay inuu yaraaday Soomaalidii sida sharci daradaa oga sii dhex safri jirtay dalkaasi.
Doontii Bossaso ku gubatay & madaxda Puntland oo ka hadlay.

Madaxweynaha Puntland oo maanta kala diray Baarlamaanka, Xildhibaanadii maanta la kala diray oo ka hadlay aragtidooda ku wajahan wakhtigan kala guurka sheegayna inay wax badan soo qabteen, Siyaasiyiin dhaliilay waxqabadka Xildhibaanada la kala diray ee Puntland kuna baaqay inaysan dib loosoo dooran, Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo sheegay inaan wax shir ah lagu qaban karin magaalada Taleex, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud & wafti uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: