HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 26 Sep -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Golaha Wasiiradda Dawlada Federalka ee Soomaaliya oo baaq amniga kusaabsan soosaaray una digey milkiilayaasha Hoteladda & guryaha, Jaaliyadda Puntland ee wadamada Scandinavian ka $50,000 ugu deeqay wadada Wadaagsin ee gobolka Mudug, Maamulka gobolka Nugaal oo baaq kasoo saaray xaalado bini aadanimo oo roobabku ka geysteen degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, Golaha Wasiiradda Somaliland oo ansixiyey 212 Milyan oo dollar taasoo ah miisaaniyadda sanadka 2014 ay ku shaqayn doonto Xukuumadda Somaliland, Jaamacadaha Afrika oo shir uga socdo dalka Zimbabwe, & Jaamacadda PSU oo Soomaaliya uga qayb gashay shirkaasi,

Madaxweynaha Galmudug oo beeniyey eedayn uga timid dowladda Maraykanka.
Baahin: Arbaca, 23 Oct 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso
Dhagayso Warbixinta Khudbadihii Maanta iyo Musharaxiinta Garoowe

Golaha Wasiiradda Dawlada Federalka ee Soomaaliya oo baaq amniga kusaabsan soosaaray una digey milkiilayaasha Hoteladda & guryaha, Jaaliyadda Puntland ee wadamada Scandinavian ka $50,000 ugu deeqay wadada Wadaagsin ee gobolka Mudug, Maamulka gobolka Nugaal oo baaq kasoo saaray xaalado bini aadanimo oo roobabku ka geysteen degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, Golaha Wasiiradda Somaliland oo ansixiyey 212 Milyan oo dollar taasoo ah ?miisaaniyadda sanadka 2014 ay ku shaqayn doonto Xukuumadda Somaliland, Jaamacadaha Afrika oo shir uga socdo dalka Zimbabwe, & Jaamacadda PSU oo Soomaaliya uga qayb gashay shirkaasi,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: