HomeUncategorized

Maamulka Baay oo hay?adaha samafalka ugu baaqay in dib ugu noqdaan gobolka xili ay xaalad jirto

Baydhabo, September 23, 2013 - Maamulka degmada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay ayaa shaaca ka qaaday in ay jirto baahi weyn oo bulshada ay qabaan gaar ahaan dadka Baragkacayaasha ah ee ku sugan gudaha.

Qolyaha garabka bidix ee dalka Giriiga oo doonaya dowlad wadaag ah iyo muran ka taagan qorshaah gunti-giijiska.
David H. Kaeuper. oo Muqdisho soo Gaaray,lana kulmay Madaxwaynaha
Baahin: Sabti, May 14, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. Amniga magaalada Galkacyo oo la mahadiyey; Col. Xasaasi, taliyaha hawl-gallada amni ee Galkacyo ayaan waraysanay … Dawlada federaalka ah oo guulo ka sheegatay dagaallo ay isaga hor yimaadeen Al-shabaab & AMISOM oo ugu baaqday shacabka Muqdisho in ay ka guuraan xaafadaha Al-shabaab ka taliyaan … Ciidamada dawladda ee gobolka Gedo oo sheegay in ay qabteen 5 ka mid ah ciidan sahan ah ee Al-shabaab; Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka ayaan waraysanay … Qababqaabada xuska aasaaskii SYL oo ka socda qaar gobollada Somaliya; Indha-guran, wasiirka shaqada & shaqaalaha ee Puntland ayaan waraysanay …

Baydhabo, September 23, 2013 – Maamulka degmada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay ayaa shaaca ka qaaday in ay jirto baahi weyn oo bulshada ay qabaan gaar ahaan dadka Baragkacayaasha ah ee ku sugan gudaha magaalada iyo deegaanada ku dhow.

Gudoomiyaha degmada Baydhabo Xasan Macalin Axmed oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dadka degmada gaar ahaan dadka Baragkacayaasha ay u baahan yihiin adeegyo dhowr ah, isla markaasna ay jirto xaalad bini?adanimo.

?Hay?adihii horey gobolka uga baxay waxaan ku boorinaynaa in ay dib u soo noqdaan howlaha samafalkana sii wadaan, xaalad adag ayey ku jiraan dadka qeybtood, guulo ayaa laga gaaray amniga? ayuu yiri Xasan Macalin Axmed.

Waxaa uu ka dalbaday hay?adhaa samafalka kala gedisan in ay gargaar la soo gaaraan dadka aan wax haysan ee yimi magaalada Baydhabo, wakhtigii abaaraha iyo macaluusha daran ay ka dhacday dalka Soomaaliya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: