HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 19 Sep -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Ciidamada Dawlada oo la wareegey deegaano ka tirsan gobolka Sh/Dhexe & Wasiiradda oo ansixiyey Safiiro cusub, Aqoon yahano Soomaaliyeed oo dhaliilay hanaanka shaqo ee Dawlada M/weyne Xasan Sh Maxamuud , tilmaamayna in lagu guuldaraystay amaanka dalka, Wafti ka socda Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo maalinkii sadexaad kusugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, Aqoon yahanadda kasoo jeedda Jubbaland oo ka digey shir la sheegay in lagu qaban doono magaalada Baydhabo waxgaradka deegaankaasna ugu baaqay inay ka fekeraan maamul u samaynta goboladoodda, Afhayeenka ururkii Xisbul Islaam oo maanta xabsiga laga siidaayey kadib xarig shalay loogu geystey magaalada Muqdisho,

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo maanta tagaya Garoowe
Al-shabaab oo Weerar Culus ku qaadday xero Ciidan oo ay Leedahay Dowladda Somalia
Maalinta Akhriska iyo Qoraalka Adduunka oo Puntland laga Xusay
Ciidamada Dawlada oo la wareegey deegaano ka tirsan gobolka Sh/Dhexe & Wasiiradda oo ansixiyey Safiiro cusub, Aqoon yahano Soomaaliyeed oo dhaliilay hanaanka shaqo ee Dawlada M/weyne Xasan Sh Maxamuud , tilmaamayna in lagu guuldaraystay amaanka dalka, Wafti ka socda Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo maalinkii sadexaad kusugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, Aqoon yahanadda kasoo jeedda Jubbaland oo ka digey shir la sheegay in lagu qaban doono magaalada Baydhabo waxgaradka deegaankaasna ugu baaqay inay ka fekeraan maamul u samaynta goboladoodda, Afhayeenka ururkii Xisbul Islaam oo maanta xabsiga laga siidaayey kadib xarig shalay loogu geystey magaalada Muqdisho,?
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: