HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 10 Sep 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Kalfadhigii 3'aad ee Baarlamaanka Dawlada Federalka oo Muqdisho ka furmay, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo hal sano u buuxsamay, Maxaa u qabsoomay DF maxaase ay ku guuldaraysteen, Wada hadalka Wajigii labaad ee wada hadalada Jubba & DF oo Muqdisho ka furmay, Puntland oo sheegtay inaysan u dhutin doonin Dawlada Federalka, & Puntland 15 kun oo haween ah u furaysa mashruuc waxbarasho macalinimo ah.

(Dhagayso) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo sagootiyey waftigii uu hoggaaminayey Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya
DHAGAYSO:Warkii Duhurnimo Jimco_18
Nicholas Kay oo QM u sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay la xisaabtan iyo ciidan aqoon leh

Kalfadhigii 3’aad ee Baarlamaanka Dawlada Federalka oo Muqdisho ka furmay, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo hal sano u buuxsamay, Maxaa u qabsoomay DF maxaase ay ku guuldaraysteen, Wada hadalka Wajigii labaad ee wada hadalada Jubba & DF oo Muqdisho ka furmay, Puntland oo sheegtay inaysan u dhutin doonin Dawlada Federalka, ?& Puntland 15 kun oo haween ah u furaysa mashruuc waxbarasho macalinimo ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: