Baahin: Axad, 8- Sep 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Garoowe

Barnaamij waxbarasho oo ay ka faa’iidaysanayaa 150 kun oo arday ayaa maanta lagu daah furay magaalada Garoowe, Muqdisho oo maanta iyana lagu daah furay Barnaamijka waxbarasho ee caruurta, ?Wasiirka amniga Puntland oo Al-shabaab ku eedeeyey inay yihiin cadowga horumarka, Madaxweynaha DF & Madaxweynaha Jubba oo Muqdisho kulan ku yeeshay, & Puntland oo qaadacday qodobadii kasoo baxay shirkii aaya katalinta ee Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com