HomeUncategorized

Puntland oo go?aan adag iyo degniin ka soo saartay shilalka gaadiidka ee soo noq noqday (Dhegeyso)

Garoowe, August 26, 2013 - Kulan deg deg ah oo maanta ka dhacay xaruunta wasaarada Amniga ee Puntland, ayaa lagu soo saaray go?aan buuxa oo khuseeya howlaha gaadiidka iyo shilalka ku soo badanaya.

Baahin: Isniin, Aug 22, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Markab sida xoolo nool oo dhan 4,463 oo neef oo dab ku qabsaday agagaarka Buruc & Bacaad ee duleedka Bossaso; Shirka Guddiga Wadajirka ah ee Amniga ee TFG-da, AMISOM & UN-ta oo ka furmay Muqdisho; Warbixin ku saabsan shir aaya-ka-talineed oo la filayo in uu ka furmo Buuhoodle, Cayn.
DHAGAYSO: MAP iyo Maamulka Daljir oo Canbaareeyay Xadhiga Agaasime Gaardi iyo Wariye Jamaal Faarax
TARTAN IYO TACLIIN: Iskuulada Cumar Samatar Vs Al-Waaxa oo Caawa isku Arkaya T&T

Garoowe, August 26, 2013 – Kulan deg deg ah oo maanta ka dhacay xaruunta wasaarada Amniga ee Puntland, ayaa lagu soo saaray go?aan buuxa oo khuseeya howlaha gaadiidka iyo shilalka ku soo badanaya deeganada Puntland.

Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudane, Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Daahir Xaaji Khaliif, iyo Taliyaha ciidanka booliska ee Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa kulanka joogay, waxaana gaadiidka loogu baaqay in ay si deg deg ah u qaataan sharciga laysinka.

Shirka ayaa inta badan lagaga hadlay shilalka, Wasiirada ayaa go?aankan ku sababeeyey kororka shilalka baabuurta ee ku soo badanaya gobollada Puntland, iyo xirfad yarrida daraawaliinta gadiidka qaarkood.

Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo kulankan ka hadlay ayaa sheegay in ay tilaabo ka qaadayaan cidii ka hor-timaada amarkaan iyo kuwa kale ee maanta lagu soo saaray kulanka ay yeesheen madaxda howlaha guud iyo gaadiidka, Amniga iyo hay?adaha booliska

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

?

Dhegeyso wasiirka Amniga khaliif ciise Mudan oo arrintaas ka hadlaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: