HomeUncategorized

Baahin: Axad, 25- Aug 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo

Gudomiyaha gobolka Nugaal oo ka waramay hawlgalo amniga lagu xoojinayo oo ka socda Garoowe, Saliid cunto oo lagu sumoobey goboladda Mudug & Nugaal, Wafti ka socda DF & Ahlusuna oo gaadhey magaalada Dhuusamareeb, & Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay qorshahooda ku aadan xakamaynta xanuunka AIDS ka.

DHAGAYSO:Hay’adda Daryeelka Dhagoolayaasha Somaliya oo Xafiis ka Furatay Puntland
Wafti uu hogaaminayo wasiiru dawlaha Arrimaha Gudaha ee Soomaliya oo galabta ka soo degay Galkacyo.
Ciidamada huwanta ah iyo Al-shabaab oo dagaal dhimasho badan dhaliyey ku dhexmaray Af-madow

Gudomiyaha gobolka Nugaal oo ka waramay hawlgalo amniga lagu xoojinayo oo ka socda Garoowe, Saliid cunto oo lagu sumoobey goboladda Mudug & Nugaal, Wafti ka socda DF & Ahlusuna oo gaadhey magaalada Dhuusamareeb, & Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay qorshahooda ku aadan xakamaynta xanuunka AIDS ka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: