HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 15- August -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buhodle

Wada hadalo laga dhexwado Dawlada Federalka & Jubbaland oo fashil ku dhow Madaxweyne kuxgeenka Jubbaland Fartaag ayaan waraysanay, Xildhiabaano ka tiran Baarlamaanka DF oo Kismaayo gaarey, Dawlada Puntland, Dawlada & mida Federalka oo ku baaqay MSF inay ka laabato go'aankii ka bixitaanka Soomaaliya, Hawlgalo dad lagu qabtay oo ka dhacay Beledwweyne & Dhakhaatiir soo gaadhey Boosaaso

Qaramada midoobey oo ka digtey halista ururka Alshabaab.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Maxamed Laki Man.
DHEGEYSO-Khadiijo Cilmi Mataan oo baaq u dirtay Puntland iyo Galmudug.

Wada hadalo laga dhexwado Dawlada Federalka & Jubbaland oo fashil ku dhow Madaxweyne kuxgeenka Jubbaland Fartaag ayaan waraysanay, Xildhiabaano ka tiran Baarlamaanka DF oo Kismaayo gaarey, Dawlada Puntland, Dawlada & mida Federalka oo ku baaqay MSF inay ka laabato go’aankii ka bixitaanka Soomaaliya, Hawlgalo dad lagu qabtay oo ka dhacay Beledwweyne & Dhakhaatiir soo gaadhey Boosaaso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: