HomeUncategorized

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo madaxda Baarlamanka dalka Uganda oo ku shiraya Kamapala

Kampala, Aug 12, 2013 - Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof, Maxamed sheikh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Kampala ee xaruunta dalka Uganda, isagoo oo ka helay casumaad rasmi ah.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Abdinasir
(Sawirro) Halkee marayaa tartankii kubadda cagta gobolka Mudug.
DHEGEYSO-Mid kamid ah isimada Puntland oo baaq u diray Madaxweyne Farmaajo

Kampala, Aug 12, 2013 – Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof, Maxamed sheikh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Kampala ee xaruunta dalka Uganda, isagoo oo ka helay casumaad rasmi ah.

Prof, Jawaari iyo xubnaha ka tirsan Baarlamanka ee gaaray Kampala ayaa waxay la kulmi doonaan madaxda Baarlamanka ee dalkaasi, inta ay safarka ku joogaan magaalada caasimada u ah Uganda.

Warar horudhac ah oo la helayo waxay sheegayaan in la adkayanyo xiriir dhinac kasta leh oo dhex mari doona Baarlamanka Soomaaliya iyo kan Uganda, kaasi oo ay ka tashan doonaan Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo kan Uganda.

Lama oga xog intaas dhaafsiisan oo khuseysa safarka gudoomiyaha Baarlamanka ee Soomaaliya, ilaa haddana kama aysan hadlin afhayeenada Baarlamka dalka.

?

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0