HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 3 Aug 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

M/weynaha DF ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Kamabala ee dalka Uganda, Gen. Cadde Muuse oo iska fogeeyay eedihii uga yimid m/weynaha Puntland, Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in la xaliyo dagaaladii ka dhacay Kismaayo, Wasiirka cusub ee warfaafinta Puntland oo maanta xilka la wareegay,

Baahin: Arbaca, Jun 29, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. 350 arday oo barta xirfadaha gacanta ee barnaamijka Shaqa-doon oo shahaado la guddoonsiiyey; “29 qori oo nooca AK-47 ah ayaan qabanay” Taliyaha ciidanka bilayska ee Buurtinle; Weriye Faysal Boston oo lagu xiray Bossaso; R/wasaare Gaas oo guddoomay deeq ka timid dalka Imaaraadka, kuna baaqay gargaar deg deg ah oo loo fidiyo danyarta.
Dowladda Somalia oo Dalbatay in la soo Qabto kooxihii Dilay Xildhibaan Gurxan
DHAGAYSO:Maamul lagu Magacaabo Waamo State oo laga Dhawaaqay Muqdisho
M/weynaha DF ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Kamabala ee dalka Uganda, Gen. Cadde Muuse oo iska fogeeyay eedihii uga yimid m/weynaha Puntland, Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in la xaliyo dagaaladii ka dhacay Kismaayo, Wasiirka cusub ee warfaafinta Puntland oo maanta xilka la wareegay,?
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: