HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 13 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Madaxweynaha Puntland & Niclos Key oo kulan ku yeeshay Garoowe, Ra'isal Wasaare Saacid oo la kulmay dhalinyaradda Banaadir kuna booriyey inay nabadda ka shaqeeyaan, Xildhibaan Quraan Jecel oo ka digey qorshe lagu khalkhalinayo amaanka Puntland, Xubin ka tirsan gudiga doorashooyinka Puntland oo is casiley.

Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun dil ah kuridey rag lagu eedeeyey Al-shabaab.
Ururada haweenka Mudug oo soo dhaweeyay is-badalkii lagu sameeyay wasaaradda haweenka & hormarinta qoyska Puntland.
Madaxweynaha Galmudug oo beeniyey eedayn uga timid dowladda Maraykanka.

Madaxweynaha Puntland & Niclos Key oo kulan ku yeeshay Garoowe, Ra’isal Wasaare Saacid oo la kulmay dhalinyaradda Banaadir kuna booriyey inay nabadda ka shaqeeyaan, Xildhibaan Quraan Jecel oo ka digey qorshe lagu khalkhalinayo amaanka Puntland, Xubin ka tirsan gudiga doorashooyinka Puntland oo is casiley.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: