HomeUncategorized

Madaxweynaha Somaliland oo kormeeray xarumo Dawladeed (Sawiro)

Hargeysa, 9 July 2013, Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) ayaa maanta kormeeray mid kamid ah Wasaaradaha maamulkaasi.

Baarlamaanka Puntland oo dood ka yeeshay lifaaqa xuliska Baarlamaanka ( Dhegayso)
Warsaxaafadeed Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ee dowladda KMG Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Wadamada ee WFP.
Waraysiyo ku saabsan iska-horimaad ku dhex maray Khayr-seexay, ee duleedka Garowe, dablay beeleed & ciidanka amniga ee Puntland.
Hargeysa, 9 July 2013, Madaxweynaha ?Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) ayaa maanta kormeeray mid kamid ah Wasaaradaha maamulkaasi.
?
Axmed Siilaanyo ayaa subaxnimadii hore ee saaka booqasho kedis ah oo aan hore loo shaacin wuxuu ku tegey Wasaaradda Warfaafinta & Dhakhtarka dhexe ee magaalada Hargeysa isagoo kormeeray xafiisyada iyo shaqaalaha xarumahaasi.
?
Wuxuu halkaasi kula kulmay Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Agaasimaha TV ga Dawlada ee Somaliland, ?Agaasimaha Idaacada, Agaasimaha Farsamada iyo Agaasimeyaasha kala Duwan ee Wasaarada Warfaafinta ee maamulka Somaliland.
?
Waa booqashadii ugu horeysey oo nooceeda ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku tago xarun kamid ah Wasaaradaha Somaliland.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir?
Buuhoodle?
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: