HomeUncategorized

Baahin: Isniin, 1 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Barre Hiiraale oo sheegay in Al-shabaab ay kawada socdaan la dagaalanka Kenya, Xaaladda Kismaayo oo kasoo raynaysa iyo isu-socodkii bulshada reer Kismaayo oo maantay dib u furmay, Dawlada Kenya oo beenisey eedayn uga timi DF Soomaaliya, Obama oo shacabka iyo madaxda Soomaalida ugu hanbalyeeyey xuska maalinta xoriyada Ee 1 Luulyo.

Baahin: Axad, Jun 19, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Garowe. R/wasaare Farmaajo oo is-casilay, kuna sababeeyey u tanaasul ummadeed; Kalfadhiga 26-aad ee baarlamaanka Puntland oo maanta furmay; Afhayeen C/rashiid M. Xirsi oo tafaasiil ka bixiyey ajandaha kalfadhiga; Xukuumada M/weyne Faroole oo lagu dhaliilay in ay ku fashilantay siyaasada arrimaha gudaha & amniga; Dooxajoog oo sheegta in uu madaxweyne ka yahay maamulka Raas-casayr oo aan waraysanay.
Xasan Sheekh oo ka warbixiyay Safarkii uu ku tagay Imaaraadka
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Jamaal Farax Aadan.
Barre Hiiraale oo sheegay in Al-shabaab ay kawada socdaan la dagaalanka Kenya, Xaaladda Kismaayo oo kasoo raynaysa iyo isu-socodkii bulshada reer Kismaayo oo maantay dib u furmay, Dawlada Kenya oo beenisey eedayn uga timi DF Soomaaliya, Obama oo shacabka iyo madaxda Soomaalida ugu hanbalyeeyey xuska maalinta xoriyada Ee 1 Luulyo.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: