HomeUncategorized

Radio Hirad, Baahin Jimce 28 June-2013

Aragtiyo kala duwan oo laga bixiyey soo qabashada Xasan Daahir Aways, dilalka loo geysto haweenka oo kusoo badanaya Hargeysa, Xubnaha Baarlamaanka Somaliland oo ansixiyey xeerka maamuuska Madaxweynaha, Shacabka Soomaalida oo walaac ka muujiyey xayiraadda Xawaaladaha Soomaalida ee bangiga Barclays & Barnaamij ka hadlaya takoor lagu hayo bulshada la nool cudurka HIV/AIDs ka.

DHAGEYSO: Shir looga hadlayo Arrimaha Cadaaladda ee Soomaaliya oo ka furmay Garoowe
(DHAGEYSO) Madaxweyne Gaas oo tababar u soo xiray Ciidamada Ilaalada Madaxtooyad
Doon ku soo jeeday Bossaso, una rarrayd ganacsato reer Puntland ah, oo ku degtay meel 130 mayl u jirta Bossaso.

Aragtiyo kala duwan oo laga bixiyey soo qabashada Xasan Daahir Aways, dilalka loo geysto haweenka oo kusoo badanaya Hargeysa, Xubnaha Baarlamaanka Somaliland oo ansixiyey xeerka maamuuska Madaxweynaha, Shacabka Soomaalida oo walaac ka muujiyey xayiraadda Xawaaladaha Soomaalida ee bangiga Barclays & Barnaamij ka hadlaya takoor lagu hayo bulshada la nool cudurka HIV/AIDs ka.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: