HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 20 June 2013 -Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Dawlada Soomaaliya oo magacowday safiiradda u fadhisanaya 5 dal, Xaalada Caafimaad ee Col Yaasiin Raadeer oo dhowaan lagu dhaawac Kismaayo oo kasoo raynaysa, Maamulka Jubbaland oo kawaramay xaaladda guud ee Kismaayo, Puntland oo ku baaqday in laga qaybgalo banaanbaxyada ololaha Doorashooyinka,Xildhibaan Yaasiin Cabdiseed oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka DF oo kawaramay safar uu ku joogo dalka Sweden

Taliyaha ciidanka bilayka oo aan ka waraysan lacago faaliso ah ($2M) oo lagu qabtay Garowe. [Dhegaysi …]
Dhagayso R/wasaare Sharmaake: Waxaan u imid inaan ka tashanno aayaha Soomaaliya iyo kan Puntland
M/weyne Faroole oo maanta furay kalfadhigii 26-aad ee baarlamaanka Puntland, una jeediyey khudbad la xiriirta xaaladda dalka iyo socdaalladiisii dibadda.

Dawlada Soomaaliya oo magacowday safiiradda u fadhisanaya 5 dal, Xaalada Caafimaad ee Col Yaasiin Raadeer oo dhowaan lagu dhaawac Kismaayo oo kasoo raynaysa, Maamulka Jubbaland oo kawaramay xaaladda guud ee Kismaayo, Puntland oo ku baaqday in laga qaybgalo banaanbaxyada ololaha Doorashooyinka,Xildhibaan Yaasiin Cabdiseed oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka DF oo kawaramay safar uu ku joogo dalka Sweden ?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: