HomeUncategorized

Baahin: Axadi, June 16 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo

Dawlada Federalka oo tababar usoo xidhay ciidamo, Baarlamaanka DF oo kulan ka yeeshay Dastuurka, Baarlamaanka Puntland oo guda galay ajandaha kalfadhigooda 30'aad, Madaxweynaha Jubbaland oo u ambabaxay Ethiopia, & Somaliland oo sheegtay in horumar laga sameeyey xiriirka Wadamada Deriska ah iyo caalamka.

RW Cumar oo Maanta dib ugu soo laabtay Dalka
Maxaad kala socotaa Madaxweyne Deni & kulamo uu ka waddo Nairobi?
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Talaado_10

Dawlada Federalka oo tababar usoo xidhay ciidamo, Baarlamaanka DF oo kulan ka yeeshay Dastuurka, Baarlamaanka Puntland oo guda galay ajandaha kalfadhigooda 30’aad, Madaxweynaha Jubbaland oo u ambabaxay Ethiopia, & Somaliland oo sheegtay in horumar laga sameeyey xiriirka Wadamada Deriska ah iyo caalamka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: