Baahin: Salaasa, June 11 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya C Cali ~ Daljir ~ Garowe

Dawlada Federalka oo shaacisay in cudurka dabaysha dadka waaweyn uu ka dilaacay Soomaaliya, 4, qof oo ku dhimatay dab ka kacay kaam kuyaala Garoowe, Maamulka Jubbaland oo ku gacan saydhay shir Dawlada federalku ku baaqday, Wasaaradda arimaha gudaha oo baarlamaanka horgeysey sharciga la dagaalanka Argagixisada, Wasaaradda Gaadiidka & Dib u dhiska oo dhisaysa Wadada isku xirta Galkacyo & Muqdisho,

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com