Garoowe, June-11-2013, Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Daljir waxaan halkan idiiku soo gudbinaynaa qaar kamid ah Sawiro laga soo qaaday Banaanbixii shalay ka dhacay magaalada Garoowe kaasoo laga soo horjeedey tacadiyada Somalida loogu geysto Koonfur Afrika, laguna taageeray Jubbaland.
Photo, by Warbaahinta Dawlada Puntland.
?
?
?
?
?
?
?
?
COMMENTS