Baahin: Isniin, June 10 2013, Caawa Iyo Daljir Weriy eMacamed C Cali (Kooshin) ~ ~ Muqidisho

Gaari hub Kismaayo u sidey oo lagu qabtay magaalada Afgooye, Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Muqidisho ku laabtay, Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaaladda Kismaayo, Banaanbax balaaran oo lagu taageerayo Jubbaland laguna canbaareeyey Tacadiyada Soomaalida loogu geysto Koonfur Afrika oo ka dhacay Garoowe

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com