HomeUncategorized

Radio Hirad, Baahin Jimce 7 June- -2013,

Ardaydii u badnaynd oo ka tahriibtey Iskuuladda Somaliland, 3 Somali ah oo lagu diley Koonfur Afrika iyo kuwo hantidoodii la dhacay, Xubin ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo Xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyey dilka qof rayid ah, Xubintii Kaaha Nolosha iyo qodobo kale.

Kooxaha mucaaradka koonfurta Suudaan oo dilay saraakiil ka tirsan ciidamada QM ee gobolka Jonglei
Howgal amni sugid ah Oo socon doona muddo Toddobaad ah oo ka bilowday degmada Caabudwaaq
Dawladda Puntland oo si kulul uga hadalashay weerarkii lagu laayey 5 nin oo Bakistaaniyiin Tabliiq ah ahaa, oo saakay lagu laayey Galkacyo. [Akhris …]

Ardaydii u badnaynd oo ka tahriibtey Iskuuladda Somaliland, 3 Somali ah oo lagu diley Koonfur Afrika iyo kuwo hantidoodii la dhacay, Xubin ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo Xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyey dilka qof rayid ah, Xubintii Kaaha Nolosha iyo qodobo kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: